Al Shabaab oo Weerar xeyladeesan ku dishay askar badan oo katirsan ciidanka Dowladda

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay maqribkii weerar xeeladeesan waxa ay ku qaadeen bar koontarool oo kuyaalla degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkaas ay joogeen ciidamo katirsan dowladda. Raga hubeesan ee katirsan Al Shabaab ayaa soo raacay gaari caadi ah iyaga oo shacab iska dhigayay, waxaana markii ay soo gaareen koontaroolka iyaga oon la … Continue reading Al Shabaab oo Weerar xeyladeesan ku dishay askar badan oo katirsan ciidanka Dowladda